Rag bambooyin ku Weeraray saldhigyo Boolis oo Muqdisho lagu qabtay

Taliye ku-xigeenka ciidanka Boliska Soomaaliya Jen. Zakia Xuseen ayaa sheegtay in cidanka amnigu ku guuleysteen soo qabashada rag weeraro bambooyin ah ka geystay Muqdisho. Jen. Zakia Xuseen ayaa intaas ku dartay in ragga la qabtay oo ka kooban labo nin ay bambooyin ku tuureen saldhigyada booliska ee Hodan iyo H/wadaag. “Ciidamada Amniga ayaa gacanta ku … Continue reading Rag bambooyin ku Weeraray saldhigyo Boolis oo Muqdisho lagu qabtay